Faallo:-Hadafkii reer Puntland ma hirgalay?

Hadafku waa hirgalay”.

Reer Puntland guusha dhacday waxay uga dhigan tahay Sadex arimood oo kala ah…

1.Dimuqraadiyadii Dalka oo badbaaday.

2.Dowladnimadii oo badbaaday.

3.Midnimadii Umada oo badbaaday.

Sharaf bay noo tahay hadaan reer Puntland nahay in aan dalka badbaadintiisa door sare ka qaadanay…

1.Badbaadinta Jubaland.

2.Badbaadinta Xamar.

3.Badbaadinta Somaliland

4.Badbaadinta Fadaraalka.

5.Badbaadinta dagaal sokeeye oo dib udhaca.

6.Badbaadinta Diktatooriyad dib ucarata.

Somalidu waa Hal Qoys oo wada dhashay oo mudan in laysku hayo.

Dowladnimada Somaliya ha xoogowdo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading