Faallo:-Loolanka Somaliya Ee ku wajahan Itoobiya mahan mid sahlan!!

Itoobiya in Somalidu la loolanto ma fiduda,sababtoo ah,waxaa jira qaybo badan oo Somaliya oo ay isku siyaasad yihiin.

Saakay Ciidan ku dhow 4000-Askari oo SL ah,ayaa u anba baxay Itoobiya si loogu soo tababaro.

Intaanba la gaarin JL iyo KG Itoobiyaanka jooga,waxaanba la inkiri karin xiriirka SL iyo Itoobiya.

Majiraan Itoobiyaan kula socda,waxuun Dan Siyaasadeed ah Somaliya.

Sidoo kale majiraan Ciidan Somaliyed oo gudaha Itoobiya ku jira oo loolan ku noqon kara Dowlada 4-Kiilo ee Adis.

Loolanka Somaliya ee Itoobiya,waa loolan adag oo ubaahan Siyaasi Caqli badan oo aragti leh.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading