Itoobiya,waxay dhisatay Warshad casriya oo Rasaasta Noocyadeeda kala duwan samaynaysa.
Abiy,ayaa booqday,wuxuuna sheegay in ay Itoobiya dhoofin doonto Rasaasta hada waxii ka danbeeya oo ay isku filnaatay.
Halka Xasan Shiikh oo haysta aqoonsiga QM ee MW Somaliya uu Maanta ka codsaday Itoobiya in Diyaaradaheedu ka caawiyaan dagaalka argagixisada.
Duqaynta Diyaaradaha Itoobiya ka fuliyeen Maanta Shabeellada Dhexe,waxay xogta bartilmaameedyada ka qaateen isla Ciidankeeda Sahanka iyo Wardoonka ee gudaha Gobolkaas ka hawlgala.
Su’aalaha macnaha leh?
Majirtaa Dowlad Somaliyed?
Majiraa Wadan Somaliyed?
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.