Faallo:-Maku saxan tahay PL hoos udhigida xuska Maalmaha Xoriyada Somaliyed?

Maqaam intaan ka sareeya in lagu xuso Maalinta Xoriyada fashilantay ee Somaliyed looma baahnayn.

Dowlada Puntland,waa ku saxan tahay in ay hoos udhigtay dabaaldegyada xuska Maalmaha Xornimada lagu ceeboobay ee Somalida.

Ma’ahan maalin farax ee waa Maalin murugo.

Xamar marna kama soo socoto Caqliyad Somali waxtaraysa xataa haduu Xasan meesha ka baxo .

Xalku,waa in masiirka Ummadda reer PL si dhab ah loo wajaho.

40-Sano ku dhawaad Dadka laguma sii hayn karo mustaqbal la’aan iyo rajo xumo.

Laba Qodob,ayaa mudnaan leh Maanta…..

1.In aysan PL qayb ka noqon Dowlad danbe oo Xamar fadhida oo ugu yaraan hal wareeg aan ka harno awood qaybsiga iyo wax wada dhisashada.

2.In laga sii Shaqeeyo tayaynta gudaha ee Dowladnimada PL .

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading