Faallo:-Maxaa lagu macnayn karaa weerarka Xamaas Ee Israa’iil?

Weerarkan ma ogaan kari waayin Sirdoonka Israa’iil ee khiyaamo dhagareed aad iweyn,ayaa ka danbaysa.

Ujeedka ugu weyn ee ay Israa’iil ufududaysay dayaca sahlay weerarkan,waa in si dhamaystiran ay ugalaan Ciidamada Israa’iil gudaha.

Netanyahu oo xag jir ah,kooxaha Diimaha iyo isbahaysiyada kale ee aaminsan in lasoo afjaro wax la yiraahdo Dhul Falastiin,ayaa hawshan maleegay.

Waxa ugu yar ee dagaalka Maanta Israa’iil ay ku dhawaaqday lagu waayayo waa dadaalkii la waday ee lagu samayn lahaa Laba Wadan oo isgarabyaala oo Israa’iil iyo Falastiin ah.

Xamaas,waa ku deg-degeen weeraradan sidaa uculus,waxayna udhaqmeen si masuuliyad Darrington Siyaasadeed ah oo caadifad ku fadhida.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading