Talaabo loo baahnaa oo wakhtigeedii timid ayay JL qaadatay.
Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee Muqdisho fadhiya.
Go’aankan,arimaha uu suurta gelinayo,waxaa ka mid ah….
1.In aan wax wafti ah oo ka socda Villa Somaliya tagi karin kismaayo.
2.In aan haba yaraatee Wada Shaqayn dhexmari karin JL iyo Maamulka Xasan Shiikh.
3.In dib loo wada Shaqeeyo ay ku imaan karto wada xaajood Shuruudo leh.
Halkii Xasan lala rabay haduu yimid oo waxaa si rasmi ah usamaysmay Mucaarad wax ku haysta.
Si gaar ah BC meel ay ka Anba qaado ayay heshay.
PL iyo JL way soo qaateen doorkooda badbaadinta Nidaamka oo MW-nihii ay isku haybta ahaayeen,waa qabteen,isla markaana kan hada jooga door ayay ka qaadanayaan qabashadiisa,waxaase hormuudka laga rabaa Beesha Hawiye.
Mida la wada sugayo,waa Siyaasiyiinta Beesha Xasan kasoo jeedo in ay muujiyaan Mucaaradad Nool,hadii kale Wadanku waxa uu ukala jabayaa Laba Qaybood oo kala ah Daarood iyo Hawiye,waxaana ka dhalanaya in ay samaysmato Laba Dowladood oo kala leh Laba Caasimadood.
Mucaaradka Beesha Hawiye ee Xamar fadhiya wax ka badan hadal,ayaa looga fadhiyaa.
JQ.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.