Ilyaas,waxay Dad badan oo Somaliyed aaminsanaayeen in uu yahay Nin Oday ah oo waxgarad ah oo noqon Kara haduu ka danbeeyo Axmed Nin loo hakan karo,waase fashilmay oo Midabkiisii rasmiga ah,ayaa soo baxay.
Maxay macno ah oo usamaynaysaa xoogaa Lacag ah oo lagu siiyo carqaladaynta nidaamka iyo xasiloonida Kismaayo?
Ma garan kari waayay Xamse iyo Axmed kan muhiimada leh ee Asalka lama taabtaanka noqon kara?
Ma garan kari waayay Damjadiid uma socdaan Axmed ee JL ayay rabaan in ay burburiyaan?
Haatan Hotel,ayay koox 7-da Qof ah intay gashay,waxay shaaciyeen in Ilyaas ay udoorteen Madaxweynaha Kmg ah ee JL.
Damjadiid oo qorshahan ka danbeeya,waxay rabaan in ay u aqoonsadaan Ilyaas Madaxweynaha Kmg ah ee JL mudo 2-Sano ah.
Ujeedka Damjadiid,waa qas iyo fowdo in lagu sameeyo JL,waxba kama baran taariiikhda iyo doorashadii hore Ragii Fahad soo abaabulay ee sheegtay Madaxweynanimada halkay ku danbeeyeen.
Doorashada Madaxweyne ee JL Maalinka Isniinta ah ayay si qurux badan udhacaysaa haduu rabi idmo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.