Faallo:-Maxay tahay caqabada ugu weyn Ee hortaagan helida Ciidan dhisan?

Dhibtu waa balwada!!

Askari Qayilaya oo ku daraya Khamri ama Xashiish?

Sarkaal Qayilaya oo ku daraya Xashiish iyo Khamri?

100% Daraawiishta iyo Booliska Askarta iyo Talyayaashoodu,waxay leeyihiin Balwad,taasoo keenaysa…..

1.Masuuliyad daro iyo Maamul xumo Talye.
2.Muuqaal xumo Askari.
3.Caafimaad daro Askari.
4.Anshax xumo Askari.
5.Musuq iyo Laaluush Askari.
6.Gaajo iyo baahi joogta ah.

Maxaa looga gudbi karaa?

1.In lakala diro Ciidanka Daraawiishta oo Magaca ahaan la baaba’sho Dastuuriyan.

2.In Booliska Askar cusub loo qoro oo leh Akhlaaq iyo Aqoon.

3.In Shaqada Daraawiishta lagu wareejiyo Ciidanka Badda qaybtooda Lugta.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading