Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warka kasoo baxay D.Fadaraalka Ee ku Aadan SSC?

Wax cusub kuma jiraan warka kasoo baxay Dowlada Qaran ee Fadaraaliga ah ee ku saabsan SSC.

Sadex Qodob,ayaa looga gol leeyahay Warkan….

1.In Puntland laga dhigo mid wax udiidan reer Sool oo xaalad laga dhex abuuro.

2.In Maxaabiista ay ku jiraan Saraakiisha muhiimka ah ee SL lagu helo.

3.In Ra’isalwasaaraha lagu bakhti afuufo,looguna muujiyo Xildhibaanadii iyo Seneteradii Firdhiye galbinayay tixgelin.

Xigmada ku jirta warkan,waa soo anba bixin Firdhiye iyo in uusan Gacmo maran lasoo laaban.

Puntland,waa in ay si buuxda usoo dhawaysaa,maadaama ay iyadu horay usheegtay in ay la Shaqaynayso Maamulka Dadka Deegaanka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading