Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil ayaa odoros aad u wanaagsan iyo sawir la socda ka bixiyey shirka ka socda Dhuusamareb. Qoraalkii iyo sawirkii Xaajiga hoos ayaan ku soo lifaaqay.
==================//
Qoraa: Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil
Shirka Dhuusamareeb
Ma rajo fiicnna:
1. Qaabka loo bahdilay Gud. Abdi Hashi waa arrin foolxun ah, sababtoo ah Guddoomiye Aqalka Sare ayaa loo diiday inuu u safro degmo Dalka ka mid ah.
2. Waxa suuragal ah in kooxda Abdi Hashi ay diidaan ka qaybgalka Doorashada.
3. Haddii ay diiddo hal qolo, Doorasho dhicikartaa ma jirto.
- Waa la iska oran kara , Cidnna loo majoojinaayo tareenka”, Lkn taasi waa beenoowday.
*5. *Arrinta Gedo:*
Farmaajo wuxuu doonayaa arrintaas inuu ku bedesho:
*1 ilaa 2 sano in xilka loogu daro. Ahmed Madoobe wuxuu orandoonaa *”Kuma aaminayo”*, *marar badan ayaad balamo iiga baxday.*
- *Farmaajo wuxuu doonayaa inuu iska horkeeno Deni/Madobe iyo Hawiye, Arrinta 13ka xildhibaan ee Benadir. Wuxuu doonayaa inuu ka dhigo cidda diidan Maqaamka iyo Xildhibaanada Benadir in ay yihiin kooxda *Kablalax.* Jug jug meeshaada joog…!
7. Farmaajo wuxuu ogol yahay oo keliya in lagala gorgortamo guddiga doorashada.
Gunaanad:
1. Haddii Farmaajo helo in waqti loo kordhiyo:
Deni iyo Madoobe waxay maridoonaan dariiqii..G……L..!!
Ama dariiqii Shariif Hassan, Xaaf iyo Waare..!
2. Haddii Farmaajo ku soo Fashilmo Dhuusamareeb:
A) Farmaajo wuxuu maridoonaa dariiqii
adeerkii Mohamed Siyaad ( haddii uu kursiga isku sii dhajiyo)..
B) Haddii uu xaqiiqda fahmo, si geesinnimo ah, ayuu u maridoonaa dariiqii adeerkii Abdullahi Yussuf..!!
War jiraaba cakaaruu imaan.
Stay tuned..!!
Alloow Tawfiiqda na waafaji..Amiin
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.