Muuse oo wata Ciidan Hubaysan,ayaa Garoonka Diyaaradaha Hargaysa ka dhoofay.
Safarkiisa,waxay Dadka ku dhow dhow ku sheegeen mid gaar ah oo ku salaysan soo daweynta Gabar uu dhalay.
Balse xogaha laga helayo Ilo laysku hakayn karo,waxay xaqiijinayaan in Imaaraadku casumay una soo diray Diyaarada.
Dhanka kale Cirro iyo Imaaraadku,waa isku fahmi waayeen wada hadal dhexmaray,wayna ku kala aragti duwanaadeen arimo badan.
Si kastooy tahay Imaaraadku,waxay ka muujiyeen Cirro kalsooni daro weyn.
Uyeerida Muuse,waxay ku tahay Cirro bahdil.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.