Faallo:-Xafladii Waxqabadka Xasan oo ay qarisay dhibka Xamar Caawa ka dhacay

Caawa Argagixisadu,waxay dhib ka gaysatay Xamar goob aan ka fogayn halka Xasan Xaflada ku qabsaday.

Xasan oo ku faanaya in uu waxqabtay 3-dii Sano ee uu xilka hayay ayay jawaab uga dhigeen argagixisadu.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading