Faallo:-Yaa ka danbeeya dagaalka Bosaso?

Waxa soo weeraray Xaruntii ganacsiga Puntland oo sababay dhimashada,dhaawaca iyo Barajaca oo qorshihiisa iyo aragtidiisu shaqaynayso waa Maxamuud Shido.

Deni waa magaca iyo Shaabada la isticmaalayo.

Mar walba oo ay timaado Dowlad uu talo ku leeyahay Maxamuud Shido,waxaa dhaca sicir barar,colaad sokeeye,Qaraxyo iyo Dilal qorshaysan.

Kasoo bilow Jaamac Cali Jaamac,Faroole iyo Deni marka ugu danbaysa Madaxweyna walba,isagoo ceebaysan oo fashilmay,ayuu ka baxaa Xaafiiska.

Puntland waa ka badbaadaysaa tala xumada Maxamuud Shido.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading