Fadeexad weyn oo soo wajahday Shirkada Diyaaradaha Itoobiyaan Airlines

Shirkada Diyaaradaha Itoobiyan Airlines,way ku Ceebowday muuqaalkan oo uu baahiyay Wariye ka tirsan TV-ga CNN.

Ilaa iyo hada war lagu qanci karo kama aysan soo saarin Shirkada Itoobiyaan Airlines dhacdadan.

Marmarsiiyaha ugu weyn,waa in Tigidho ka badan intii loogu talagalay la gooyay,taasoo laftigoodu fadeexad ku ah Shirkada iyo Maamulkeeda.

Itoobiyan Airlines arin sumcad dil ku ah oo fariin khaldan ka bixinaysa maamulkeeda,ayay noqotay dhacdadan.

In Wasiir looga dajiyo Diyaarad Qof caadiya,waxay ka tahay caalamka horumaray wax aan dhici karin oo aan la aqbali karin balse Dunida 3-Aad,gaar ahaan Afrika waa wax dhaca.

 

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading