Fadhiga 5-aad Ee Kal-fadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda PL oo furmay

Fadhiga 5-aad ee Kal-fadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Ajandaha fadhiga maanta ayaa ah Dhageysiga Warbixinadda Guddiyada Golaha waxaana warbixin soo jeedin doona;

1. Guddiga Xuquuqda Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha qoyska

2. Guddiga Siyaasada, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah

3. Guddiga Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda

4. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabadka

5. Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha

6. Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

DHAMMAAD


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading