Fahad Yaasiin oo abaabulaya khal-khalgalin amni gudaha Puntland

Galabta xarunta hay’ada Nabadsugida Muqdisho ee NISA waxaa lagula shiray dhalinyaro reer Puntland ah.

Dhalinyaradaas waxay iskugu jiraan Rag iyo Dumar.

Qorshaha loola kulmay Dhalinyaradan waxay tahay in ay Puntland tagaan kana abuuraan kacdoon shacab iyo khalkhal gelin.

Madaxa hay’ada sirdoonka Puntland Mukhtaar Jeyte oo xogtaan laysku dayay in la gaarsiiyo way suuroobi wayday.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading