Fahad Yaasiin oo iskaga cararay Muqdisho

Maanta,ayuu Dalka ka cararay Mulkiilihii Farmaajo oo uu weheliyo mid ka mid ah Dadkii la dhibaateeyay Umadda oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Dheere.

Beri,ayuu ka guurayaa Villa Somaliya Farmaajo,waana sababta Fahad ubaxsaday Maanta.

Qatar oo kusoo shaqaysatay Fahad sanooyin badan,ayaa toos udiiday in uu Dalkeeda dego,waxaana si dadban looga shaqeeyay in uu dego Masar oo uu hadaba Xaaskiisii geystay.

Waa muhiim in lagula xisaabtamo danbiyadii uu Dalka iyo Dadka ka galay xataa,isagoo maqan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading