Fahad Yaasiin oo ka degay Beledweyne goor dhawayd

Waxaa magaalada Beledweyne ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle gaaray Musharax Xildhibaan Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo u sharaxan Kursiga Sumaddiisu tahay HOP086.

Saacadaha soo socdo,ayuu qaadan doona Shahaadada musharaxnimo ee kursigii HOP086 oo uu horey ugu fadhiyey Faarax Shiikh Cabdulqaadir.

Shalay ayay Laba Diyaaradood geeyeen Beledweyne Ergeda dooranaysa Fahad Yaasiin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading