Fahad Yaasiin oo weerar ku ah Ciidamada Musharaxiinta

Ciidanka Haramcad l,ayaa weerar ku ah Ciidamo Lagu soo bandhigay duleedka magaalada Muqdisho oo uu Horkacaayo Sargaal Lagu Magacaabo Saney Cabdulle.

Taliyaha NISA Fahad Yaasiin,ayaa bixiyay amarka lagu weerarayo Ciidamada duleedka magaalada Muqdisho ku sugan ee Sheegay in ay ka hortagaayaan Doorasho aan la isla ogolayn in ay Somaliya Gaar ahaan magaalada Muqdisho ka dhacdo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading