Falanqayn:-3-sano kadib doorashadii Farmaajo

Waxaa shalay buuxsantay saddex sano doorashadii Madaxweyne Farmaajo oo ku aadanayd 8-dii February ee sanadkii 2017-kii.

Farmaajo ,yaa intii uu ku jiray ololaha doorashada, khudbad uu baarlamaanka ka hor jeediyey waxa uu sameeyey ballanqaadyo dhowr ah oo uu ku sheegay inuu wax ka qaban doono haddii uu helo taageerada xubnaha Baarlamaanka ee dalka.

Hadaba falanqayn ku saabsan balanqaadyadiisaa iyo 3-sano kadib waxa ka fulay,ayaa waxaa sameeyay Wariyayasha SSTV,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading