Fallo:-7-Qodob oo ay tahay in uu qaato Gudoomiyaha cusub Ee Gobolka Mudug

Qof ahaan,Qoys ahaan,Qabiil ahaan,Sharciyad ahaan iyo Deegaan ahaanba waa uqalmaa hogaaminta Gobolka xasaasiga ah ee Mudug.

Faysal Todobo talaan siinayaa oo aan isleeyahay,waa umuhiim shaqadiisa..

1.Isku arag in aad tahay Madaxweynihii Gobolka muujina maqaam.

2.Duqa Magaalada,aduu ku hoos yimaadaa ee Adigu ma hoos tagtid.

3.Booliska si dhow ula shaqee.

4.Sirdoonka si dhow ula jaanqaad.

5.Odoyaasha Gobolka gacana iskaga qabo mid kalana kusoo dhawayso.

6.Siyaasadaada la dagaalanka argagixisadu ha cadaato marna yuusan tuhun kusoo gelin.

7.F&F waxii ka socda ka fogow.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading