Fanaankii caanka ah Cabdiqaadir Yuusuf Bagaag oo geeriyooday

Inaa lilaahi waa inaa ilayhi Raajicuun waxaa Muqdisho ku geeriyooday fanaanka caanka ah Cabdulqaadir Yuusuf (Bagaag).

Bahda idilnews waxay Tacsi udirayaan guud ahaan Umada Somaliyed,bahda Fanka iyo gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadisii uu sida garaka ah uga geeriyoodaty.

Waxaan leenahay Rabi Samir iyo iimaan Haka siiyo,isagana waxaan rabi uga baryaynaa in uu udanbi dhaafo janadiina ka waraabiyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading