Faransiiska oo Xiriirkii Milatari ujaray Dowlada Abiy

Dowlada Faransiiska waxay joojisay xiriirkii iskaashi ee ay la lahayd Militariga Ethiopia,iyadoo ka baxday dhamaan heshiisyadii ay horay ula gashay.

Faransa,ayaa lagu tilmaamaa Dalalka sida weyn Itoobiya uga taageera dhanka dhismaha Ciidanka,waxayna gacanta ku haysay dhismaha Ciidamo Badeed oo uu Dalkaasi yeesho.

Heshiiska,ayay labada hogaamiye ee Itoobiya iyo Faransa wada gaareen March 2019.

Waa talaabo dharbaaxo kulul ku ah hogaamiyaha wakhtigu kusii adkaanayo ee Abiy.

Abiy ayaa sii galaya go’doon Diblomaasiyadeed,waxuuna sii luminaya maalinba maalinta ka danbaysa awoodo muhiim ah.

Reer Galbeedka,ayaa umuuqda in ay dhabarka usii duwayaan Abiy.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading