Waa talaabo muujinaysa in uu hurinayo Farmaajo colaada Gedo.
Alshabaab waxay ka taliyaan inta badan Koonfurta Dalka.

Xamar amaankeedu gacan kuma jiro Dowladuna kama wada taliso.
Gedo in Ciidan lagu daabulo,iyadoo laga faa’idaysanayo fursada Qaranimada waxay la mid tahay fulinta ujeedadii Barre Hiiraale.

Gedo Ciidan udaabul ama Kenya xagxago Kismaayo waa uga dhamaatay reer Diini Farmaajoow!!!!
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.