Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in Shir deg-deg ah hada u socdo FARMAJO, Fahad iyo iyo sirdoonada 3 dal ( Qatar, Ethiopia iyo Eritrea).
Waxaa looga arinsanayaa masiirka Jubaland iyo ciidamada Kenya ka jooga somalia. Ila wareed muhiim ayaa cadaynaya in gunaanadka lagu gaari doona 4 qodob.
- In Madaxweynaha JUBBALAND AHMED MOHAMED ISLMAM lagu eedeeyo qiyaano qaran.
- In KISMAYO loo aqoonsado magaalo Somali xoog kenya uga haysato.
-In maamulka JUBALAND loogu yeero kuwo cadaw u gacan galay.
- Maamul kameel-gaar ah oo Garbahaarey xarun u tahay la magacaabo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.