Farmaajo faragalin xoog leh ku haya magacaabista Wasiirada

Farmaajo wuxuu ugudbiyey Ra’isalwasaare Rooble 15-Wasiir oo kuwii hore ah,sida wararku sheegayaan.

Rooble waxay ubadan tahay in uusan waxba ku diidin Farmaajo oo uu sidooda usii daayo Wasiirada,sida warku sii sheegayaan.

Magacyada 15-ka Wasiir weli banaanka uma soo bixin.

Hadii ay sidaa wax udhacaan oo Magacaabista Wasiirada ay Madaxtooyadu uyeeriso Xaafiiska Ra’isalwasaaraha,waxaa lumi doona rajada shacabka ee ah in mudada yar oo ay Xukuumadu haysato waxuun la dhaqaajiyo.

Shacabku waxay ka niyad xun yihiin in dib loogu soo celiyo Wasiiradii hore oo dhaliil fara badan loo hayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading