Farmaajo galabta ku aadan Dhuusamareeb

Galabta waxa uu tagi doonaa Dhuusamareeb Farmaajo oo ay la socdaan inta la xaqiijiyay Ku simaha RW iyo Gidoomiyaha G.Banaadir.

Farmaajo waxuu qaatsy amarkii beesha caalamka ee ahaa in uusan jiri karin hogaamiye ka maqnaada Shirka Dhuusamareeb.

Duhuradii waxaa Dhuusamareeb gaari doona Laba diyaaradood oo sida Ilaaladiisa iyo waftigiisa qaybo ka mid ah.

Sida wararkan sheegayaan haday dhabowdo waxay umuuqataa in looga adkaadsy siyaasada,isla markaana fashilmeen isku dayadiisii mudo kororsiga Farmaajo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading