Farmaajo maku quusan doonaa Madaxweynihii Mali waxa ku dhacay?

Shalay waxii ku dhacay Madaxweynihii iyo Ra’isalwasaarihii dalka Mali haku quus qaato Farmaajo,waliba isagu maleh Xukuumad hirgalisa damaciisa.

2-sano ayay isku dayeen in ay ku darsadaan Awooda,balse shacab caraysan baa ugu daatay Gudaha,kadibna waxaa soo qabtay,iyagoo bahdilan Ciidanada Milatariga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading