Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya Maxamed Mursal shiikh Cabdirahmaan,ayaa kasoo Safrey magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga isagoo Saakay magaalada Muqdisho ku imaanaya Diyaaradaha Turkish Airways ,
Gudoomiye Mohamed mursal Shiikh Cabdiraxmaan waxaa Deg Deg ugu yeerey Madaxweynaha wakhtigiisa dhamaanaayo ee Farmaajo.
Ma cada waxa safarka degdega ah keenay.
Jibriil qoobey
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.