Farmaajo oo duulaya Turkiga

Farmaajo waxaa dhici karta in uu Turkey aado maalinka Beri foog ah,sida uu lasoo qaaday Deni iyo Axmed Madoobe.

Mudo laba maalmood ah,ayuu codsaday in la sugo oo uu kusoo laaban doono hadii ay dhacdo in uu baxo.

Sidoo kale socdaalkan,waxaa la ogaysiiyay wakiilada Beesha caalamka ee fadhiya Xalane.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading