Farmaajo oo fariin u diray Madaxweynaha cusub ee Mareykanka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Joe Biden iyo ku-xigeenkiisa Kamala Harris, kuwaas oo guul taariikhi ah ka gaaray Doorashada Mareykanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading