Asmara wuu ka dagay Madaxweyne Farmaajo si uu usoo qanciyo Asiyas Afawerki.

Dhamaan xubnihii lagu tuhmayay hawsha socota way ku weheliyaan safarka Madaxweynaha sida wararku sheegayaa.

Xubnahaas waxaa ka mid ah….
-Agaasimaha Madaxtooyada.
-Safiirka Somaliya ee Midowga Yurub
-Wakiilka Gaarka ah ee qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas Gacanka Cadan Balal Cusmaan.
Jibril Qoobey
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.