Farmaajo oo ka laabtay go’aankii uu xiriirka ugu jaray Kenya

Sida lasoo sheegayo Farmaajo,waxuu ogolaaday in uu ka laabto go’aankii uu Kenya kaligii xiriiirka ugu jaray,kadib canaan xoog leh oo uu kala kulmay madaxdii kale ee IGAD.

Warkan weli si waadixa looma shaacin,balse warar hoose,ayaa xaqiijinaya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading