Farmaajo oo ku dhaliilaya Xasan dhaqamadii uu ku dhaqmi jiray

Farmaajo ma’ahan kii mudnaa in uu dhaliilo Xasan,sababtoo ah maleh Gacmo nadiif ah oo wax nadiifin kara.

Sadex arimood oo Farmaajo sameeyay awgood kama hadli karo Dastuur iyo ilaalin….

1.Midka ilaalin waayay mudo xileedkii Dastuurku siiyay oo Sanad kale iska dhex fadhiyay Villa-da saw Farmaajo mahan?

2.Midka Labo Sano oo aan Dastuurka waafaqsanayn ku darsaday saw Farmaajo mahan?

3.Midka damcay in uu laalo Dastuurka oo xukun kaligii talye see rogo saw Farmaajo mahan?

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading