Farmaajo oo la filayo in uu aqbalo Shirka Pl iyo Jl ay ku baaqeen

Dhawr saac kadib waxaa laga sugayaa Farmaajo in uu aqbalo Shirka Puntland iyo Jubaland ay ku baaqeen in bisha 31-keeda layskugu yimaado Muqdisho.

Ugu danbayn 5-saac Saacada Muqdisho,ayaa laga sugayaa Warqada aqbalaada Madaxweyne Farmaajo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading