Farmaajo oo looga yeeray Xerada Xalane

Madaxweynaha mudo xileedkiisu ay uga harsan tahay Saacadaha Maxamed Farmaajo,ayaa ku sugan Xarunta Xerada Xalane.

Warar hor dhac ah,ayaa sheegaya in Farmaajo lagu amray in uu Dhuusamreeb dib ugu laabto.

Kulanka Xalane,waxaa goob joog ah dhamaan Wakiilada Beesha caalamka.

Gaar ahaan waxaa Xalane ku sugan masuul sare oo ka socda Wasaarada Arimaha dibada ee Maraykanka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading