Farmaajo Oo U Tacsiyeeyay Wiil ka mid ahaa CBB-da Nabad iyo Nolol oo Geeriyooday

Wiilkaan dhintay allaha u naxariisto janadiina haka waraabiyo.

Maantaa iigu horeysay Warqad noocaan oo kale ah 5-tii sano ee lasoo dhaafay intii qarax lagu dilay intii Dad la laayay iyo intii musiibo rabaaniya ku dhimatayba iyadoo loo tacsiyaynayo ma arag.

Waa Geeridii ugu horeysay ee uu Madaxwaynuhu la kulmo 5-tii sano ee la soo dhaafay.

Marka Madaxweynaha si weyn haloogu Tacsiyeeyo.

Qore:-Oday Somaliyed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading