Farmaajo oo xumeeyay Islaan Ciise!!

Xaqiiqdii ilhaamada Farmaajo ku sameeyay Islaan Ciise waa mid taariikhda gashay oo mudan in lagula xusaabtamo gooray noqotaba.

Islaan Ciise haatan waa iskaga tagay Muqdisho,waxuuna udhoofay Nayrobi.

Islaanku markii horana balan qaad Farmaajo,ayuu ku tagay Muqdisho markii danbana codsi isla isaga ka yimid ayay Isimadii ay wada socdeen Islaanka ugarteen in uu sii joogo Xamar.

Balse ugu danbayn isagoo la xumeeyay,ayuu ka duulay Islaan Ciise.

Farmaajo waxuu horay ubalanqaaday in uu qayb ka bixinayo Magtii Beelaha Bah-ararsame iyo Qayaad dhextaalay.balse lugooyo,ayuu ku maamuusay Isimadii.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading