Farmaajo qadiyay Isimadii Magta uraadsaday

Farmaajo waa udiiday lacagtii Magta Isimadii uu hogaaminayay Islaan Ciise.

Isimadii qaybta ka ahaa socdaalka Mag raadiska ee ka yimid Jigjiga shalay ayay ka duuleen Muqdisho,iyagoo niyad xun waxayna u anba baxeen Gaarisa.

Sidoo kale Islaan Ciise iyo isimo kale waxay usoo anba bixi doonaan Garowe.

Farnaajo,ayaa horay ubalan qaaday in uu bixin doono lacag gaaraysa 600.000 dolar oo magtaas qayb ka ah.

Magtan,ayaa loo ururinayaa Beelaha Bah-ararsame iyo Qayaad ee Dhulbahante oo kal hore colaad xun dhexmartay.

Diidmada Farmaajo ee lacagta Magta,ayaa ah mid siyaasadaysan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading