Farmaajo qorshaynaya in uu ka baaqdo Shirka Dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo wuxuu rabaa in uu ku doodo Baarlamaankii ayaa i haysta oo kama soo qaybgeli karo Shirka Dhuusamareeb.

Sida wararku sheegayaan isaga,ayaa soo abaabulay Xildhibaanada caawa la fadhiya ee ku khasbaya in uusan aadin Shirka Dhuusamareeb lana heshiin Dowlad Goboleedyada.

Ujeedku waa in uu helo marmarsiiyo uu uga baaqdo Shirka Dhuusamareeb ee laga sugayo maalinka Sabtida ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading