Farmaajo waa looga adkaaday siyaasada hogaaminteeda

Farmaajo waa looga adkaaday siyaasada ,dhamaan fikradihiisii salkoodu ahaa la dagaalanka Fadaraalisimka way fashilmeen.

3-sano ka hor taladii uu ka diiday haldoorka Somalida,ayuu maanta qaatay iyadoo lagu khasbay oo waliba si bahdilan loola hadlay shisheeyana soo faragaliyay.

In uu Muuse Biixi hor fariisto waa aragti iyo rabitaan Dadkale ay wataan laguna khasbay,gaar ahaan Maraykanka.

In uu Jubaland aqoonsado waa go’aan ka yimid Maraykanka laguna khasbay.

In uu ku dhawaaqo Shir wadatashi ka hor 25-ka bisha waa amar cad oo Maraykanku siiyay laguna khasbay.

Dhamaan talaabooyinka uu qaaday waa kuwo cadaadis caalamiya ku yimid ee mahan kuwo hogaamintiisu keentay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading