Farmaajo waxuu fashilinayaa dadaalka Rooble

Kenya,ayuu si hoose ula xiriiray,isagoo ka dalbaday wada hadal,balse waa laga diiday.

Sidoo kale isku dayo kale oo fara badan oo uu sameeyay si uu xiriirka Kenya uhagaajisto way dhicisoobeen.

Hada isagoo ka caraysan oo ka masayrsan dadaalka aan khatarta ahayn ee Rooble,ayuu isku dayayaa carqaladayn.

Balse waxuu ilawsan yahay in uusan wax awooda lahayn oo Sharcigu xadidayo maadaama uu wareejiyay amniga iyo siyaasada mudo xileedkiisiina dhamaaday.

Sida aan xogta ku helay tan iyo markii uu kasoo laabtay London Rooble ma aysan kulmin Farmaajo,waxuuna aad uga caraysan yahay xilka qaadistii Kulane Jiis iyo arimo kale.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading