Farxaan Cali oo loo doortay Senatorka 7-aad ee Puntland matalaya

Farxaan Cali Xuseen, ayaa loo doortay Senatorka 7-aad ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kaddib markii uu u tanaasulay Hodan Isxaaq Maxamed.

Intaas kaddib Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa cod taag ah galiyay xubinimada Farxaan Cali ee Aqalka Sare, waxaana Codka kalsoonida siiyay 65 Mudane.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading