Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ucid ee Somaliland,ayaa Dawlada Itoobiya ku eedeyey in iyadoo Gacan Ka helaysa Dawlada Soomaliya ay iibsaneyso Baddaha Somaliland.
Gudoomiyaha oo goor dhawayd la hadlay Warbaahinta,ayaa u sheegay sidan.
Hadalka gudodomiyha waxuu imaanaya ka dib Ka laabashadii safarkiisii uu ku joogay Dalka Kenya ee uu ku sugnaa maalmihi u danbaysay.
faahfaahinta la soco…
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.