FBI-da Maraykanka oo abaalmarin doonta Qofkii soo sheega Cida ku tuurtay Bamka Masjid faaruuq

Hay’adda FBI-da ee dambi-baarista Maraykanka ayaa kudhowaaqday abaalmarin lacageed oo dhan 30 kun oo dollar oo la siin doono cidda soo sheegta dadkii ka dambeeyey weerarkii qaraxa ahaa ee loo gaystay masaajidka Daarul Faaruuq ee magaalada Bloomington ee Gobolka Minnesota.

Weerarkaas ayaa dhacay laba toddobaad ka hor, ilaa hattan cid looma qaban. Ururrada islaamka ayaa iyaguna ballanqaaday 24kun oo doolar.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading