Feysal Cali Waraabe “Anniga iyo Madaxweyne Biixi gacantaan iskula tagnay”+VIDEO

Feysal Cali Waraabe, Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID ayaa sheegay inay gacanta iskula tageen isaga iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kaddib markii Madaxweyne Biixi uu ugu gacan qaaday xafiiskiisa, sidoo kalena Hooyadiis uu caayay.

”Madaxweynuhu waa ial dagaalay oo Xaafiiskiisa dhexdiisa,ayuu Hooyaday ku caayay oo caagad igu soo tuuray ,laadna igula soo fara baxsaday’sidaa waxaa yiri Faysal Cali Waraabe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading