Kani waa Duqa Bosaso Abdisalaan Bashiir Abdisalaan oo Maanta Ku Shaqayaynayay Xafiiska Qaybta Biyo-kulule.

Duqa,ayaa kulan kula qaatay masuuliyiin ka socday Hay’ada maxaliga ISPD oo ka shaqaysa arimaha caafimaadka Asaasiga Ah.

Qorshihii maamul daadajinta Bosaso waa hirgalay,waxuuna umuuqdaa durba mid waxtarkiisa la arkay.

Isla xisaabtan heer hoose ah,ayuu keenay qaybinta Bosaso loo qaybiyay Afarta qaybood.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.