Firxadka argagixisada iyo khatarta Amni Ee Puntland uga imaan karta

Argagixiso guuraysa in ay Puntland soo Aado baqdintii laga qabey hada hoos ayay udhacday.

Sababtoo ah culays xoog badan,ayaa ka soo fuulay Bartamaha iyo Koonfurta mana heli karaan fursad iyo awood kala qaybsanta.

Balse,waxaa jira firxad soo aadi kara Puntland oo biirin kara kuwa Buuraha Bari oo haday ahaayeen 300 gaarsiin kara 500 oo Xubnood.

Firxadka argagixisadu waxay kusoo geli karaan Puntland Lug iyo Gaadiid,waxaana looga hortegi karaa Bulshada oo lagu wacyigeliyo la shaqaynta Ciidanka.

Wasaarada Amniga Puntland waxay ahayd goor horaba in ay hadasho Dadkana wacyigeliso soona saarto digniino iyo warbixino joogta ah.

Si gaar ah,waxaa tixgelin umadan Degmooyinka Towfiiw iyo Saaxo.

Maleh Wasaaradu Afhayeen,isla markaana Agaasimaha Wasaarada,waxaad moodaa in uu maamulo NGO Maxaliya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading