Folkaano cusub oo ka Qaraxday Deegaanka Canfarta Itoobiya

Boqollaal Qof oo ku nool meel miyi ah oo 165-KM Waqooyi-bari kaga beegan Caasimadda Addis Ababa, ayaa Guryahoodii ka baxayay,iyagoo argagaxsan, kadib markii meel ka ag dhow lagu arkay Folkaanno muujinaya calaamado suurtagal ah in ay qarxi karto.

Calaamadaha Folkaanada,ayaa muujinaya khatar xagga ammaanka ah,taasoo horseedday cabsi xooggan oo Dadka Deegaanka ku Khasbeysa in ay si deg-deg ah uga baxaan Guryahooda.

Deegaanka ay Folkaanadu ka Qaraxday,waa Deegaanka Canfarta oo Dabiiciyan leh Taariikh Folkaano iyo Kulayl ka duwan Itoobiyada kale.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading