Fowsiyo,waa Gabadhii Labaad oo Xasan ka Oohiyo.!!

Xasan,waa Nin aan la bixinayan oo Xidigtiisu hoobatay.

Waxaa ku qarxay qorshihii Xabaalaha ee Iskuul Boolisiya Todobaadkii hore.

Todobaadkana,waxaa ku bilowday Fowsiya iyo hor istaaga doorka Haweenka ee Siyaasada.

Su’aalaha lays waydiinayo?

1.Xasan maku filnaan waayay qancinta Gabadhaas?

2.Ma dareemi waayay hadalka Fowsiyo siyaasiyan,waxa uu udhimi karo oo Mucaaradku uga faa’idaysan karaan?

3.Ma fahmi waayay Gabar horaa lagugu eedeeyay mid Labaad haku darin ee ka taxadar?

4.Dareenka Shacabka muxuu uyasayaa ama udareemi la’a yahay in uu muhiim yahay?

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading